Hitcounter

Friday 11 December 2009

Fikirkaaga waa muhiim


1 comment:

  1. nabadu waatan ugu horeesa marka ayada waxla ga qabto ayay imaanaysaa dib u dhis, Nabada shaqsi ma keeno ee dadka ayaga laga rabaa sidii sharciga ay u ilaalin lahayeen shaqsigii dhib geysta ama sharciga wax lidi ku ah sameeya in meel looga soo wada jeesto taas ayay nabad ku imaan kartaa, nabada ka dib waxaa la filan karaa horumar sida waxbarasho la helo caaafimaadka oo la fahmo, iyo shaqooyin iwm.

    ReplyDelete